BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Dal Yurub ku yaalla oo hawadiisa u diiday dayaaradaha Maraykanka ee qaybta ka ah dagaalka Iiraan
Wasiirka arrimaha dibadda ayaa sheegay in ujeedada go'aanka ay tahay "inaan la samayn wax kasta oo dhiirigelin kara sii hurinta dagaalkan".
TOOS, Netanyahu oo sheegay in goorta dagaalku dhamaanayo aanu muddeyn karin xilli Trump jeedinayo hanjabaado cusub
Saameynta colaadda Bariga Dhexe ayaa sii baahaysa, iyadoo aysan muuqan calaamado muujinayo goorta dagaalku soo afjarmayo maadama weli weerarrada iyo hanjabaaduhu sii socdaan
Dagaalka khaliijka iyo baabul-Mandab: Xuutiyiintu ma noqon doonaan naxdinta kale ee suuqyada saliidda?
Toddobaadkan, bil kaddib markii Mareykanka iyo Israa'iil ay billaabeen dagaalka ay kula jiraan Iiraan, xulafada Iiraan ee Yemen oo ah Xuutiyiinta ayaa ugu dambeyntii soo galay dagaalka.
Sidee bay Israa'iil u calaamadaysaa goobaha ay weerareyso ee Iiraan
Israa'iil waxay si weyn ugu tiirsan tahay sirdoonka horumarsan, xuuraanka iyo tignoolajiyada falanqaynta xogta si ay u go'aamiso ujeedooyinkeeda militari ee dagaalka ay isla wadaan Mareykanka ee ka dhanka ah Iiraan.
Waa maxay fursadaha uu Maraykanku hawlgal milatari oo dhulka ah uga fulin karo Iran?
Iyadoo dagaalka u dhaxeeya Iran, Maraykanka iyo Israa'iil uu socdo muddo bil ka badan ayaa waxaa intii uu socday la arkayey dhacdooyin xawli ah iyo jihooyin is beddelaya.
Is casilaadda Laftagareen kadib maxaa u dambeyn doona Koofur Galbeed?
Wararka ayaa sheegaya in Laftagareen uu ka dhoofay magaalada Baydhabo, uuna uga baxay dalka dibaddiisa.
Trump oo ku hanjabay in uu "tirtirayo" tas-hiilaadka tamarta Iran haddii aan heshiis loo gaarin 'si dhaqso ah'
Hadalka madaxweynaha Mareykanka ayaa barbar socda kuwa saraakiisha Mareykanka ee sida ay ciidanka ugu diyaarsan yihiin inay howlgallo dhulka ah fuliyaan.
Sawirro la soo qaaday oo muujinaya burbur xooggan oo diyaaradda Raadaarka Mareykanka ku gaaray saldhigga Sacuudiga
Taliska Dhexe ee Mareykanka ayaan weli si cad uga hadlin dhacdadan.
Trump oo noqoya madaxweynihii ugu horreeyey oo saxiixiisa ka muuqdo lacagta doollarka
Lacagta waraaqaha ah ee Maraykanka laga isticmaalo ayuu kasoo muuqan doonaa saxiixa Donald Trump laga bilaabo xagaaga sanadkaan.
"Trump oo ogaaday in Israa'iil ay been u sheegtay" – The Independent
Maqaalku wuxuu ka hadlayaa "khilaafka banaanka yaalla" ee u dhexeeya madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo ra'iisul wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu ee ku saabsan maaraynta dagaalka Iiraan.
Dagaalka Iiraan oo muujiyey in xeerarka dagaalka ee caalamiga ah ay burbureen
Weerarrada Maraykanka iyo Israa'iil ee Iiraan, hanjabaadaha ka dhanka ah kaabayaasha tamarta ee dalka, iyo sidoo kale ficillada aargoosiga ah ee Tehran ee ka dhanka ah deriskeeda Gacanka Faaris, dhammaan waxay muujinayaan in xeerarka ay ku billowdaan, kuna sii huraan dagaalada caalamiga ah ay isbedeleen
Qaabkee ayay Sirdoonnada Mareykanka iyo UK u afgembiyeen dowladdii Iiraan 1953?
Dadka reer Iiraan waxay afgambigan oo laga joogo 73 sano, kaasoo noqday mid taariikhi ah oo muhiim ah, ay ugu ugu yeeraan "28 Mordad."
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 31 Maarso 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 31 Maarso 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 30 Maarso 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 30 Maarso 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.

























































