BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
TOOS, Madaxweynayaasha Shiinaha iyo Maraykanka oo wadahadallo guul leh ugu soo dhammaadeen Beijing balse heshiisyo lama shaacin
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka dhoofay magaalada Beijing ka dib shir madaxeed laba maalmood qaatay oo ku gaaray dalka Shiinaha
Maxay dawladda Hindiya u weydiisatay dadka inaysan muddo sannad ah dahab iibsan?
Hindiya waxay sidoo kale kor u qaadday tariifadaha soo dejinta ee dahabka min 6% ilaa 15%. Waxaa xusid mudan in ay Soomaali badan ku xiran yihiin ganacsiga iyo iibka dahabka ee Hindiya.
Soomaaliya: Dal lacagta dadkiisa ay moobilka ku jirto
Marka qof uu rabo inuu raashin iibsado, gaari raaco, daawo helo, ama lacag u diro qoyskiisa, inta badan wuxuu ku tiirsan yahay lacagta moobilka laga diro, haddiise ay taa dhici weydo maxaa imaan kara
Sawirro: Seddex meelood oo Shiinuhu u xushay inuu kaga yaabsado Trump intii uu dalkaas booqanayey
Waa booqashadii ugu horreysay ee hogaamiye Mareykan ah ku dhawaad 10 sano uu ku tago Shiinaha, waxaana Beijing ay fidisay roogga cas
Xarkaha internetka ee badda hoos mara ma waxay noqonayaan hubka cusub ee Iiraan?
Inkasta oo tallaabadan oo kale ay u badan tahay inay la kulanto caqabado badan oo xagga sharciga iyo farsamada ah, haddana dooddani waxay iftiiminaysaa dadaalka Iran ay ku doonayso inay ku ballaariso awooddeeda difaac
'The Beast': Maxaan ka naqaanaa gaariga Trump ee ay qalab walba oo difaac ku idil yihiin?
Baabuurkan magacan looma siinin sabab la'aan. Hubka iyo qalabka difaaca ee ku jira ayaa sababay in magacaas loo bixiyo.
Geerida qaraha lagu daray sunta jiirka oo wareerisay baarayaasha Hindiya
Afarta xubnood ee qoyska Dokadia ayaa meydkooda laga helay gurigooda ku yaalla Mumbai 25‑kii Abriil.
Gabdhaha walaalaha Gaza ee ku guuleystay abaalmarin iyaga oo burburka u beddelay leben dib loo isticmaali karo
Dhallinyarada barakacayaasha ah ee Farah iyo Tala waxay doonayeen inay “burburka u beddelaan wax faa’iido leh.”
Digniin macluul oo laga soo saaray xaaladda abaarta Soomaaliya
Soomaaliya waa mid ka mid ah dalalka ugu nugul cunno‑yaraanta adduunka, taas oo ay sababaan abaaraha, colaadaha iyo saboolnimada.
Qiimaha uu ku kici doono nidaamka difaaca 'Golden Dome' ee Mareykanka iyo siduu u joojin karo gantaallada
Nidaamka difaaca gantaallada ee mustaqbalka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump,uu amray la farsameeyo oo loo yaqaan "Golden Dome," ayaa lagu qiyaasay inuu ku kacayo ku dhowaad $1.2 tiriliyan (£882 bilyan) si loo horumariyo, loo rakibo, loona shaqaysiiyo muddo labaatan sano ah, sida ay sheegay Xafiiska miisaaniyadda Kongareeska.
Cod, Maxaa ku qasbay guddoomiyaha Gedo inuu ka goosto dowladda federaalka?
Tallaabadan ayaa ku soo aadaysa xilli dowladda federaalka ah ay qorsheynayso in gobolka Gedo ka qabato doorasho qof iyo cod ah sida uu dhawaan shaaciyay guddiga doorashootinka ee federaalka
Sidee kalluunka Hoombarada loogu adeegsadaa dagaallada
Hoombaradu waxay leeyihiin wacyi maskaxeed oo weyn iyo awoodo jireed, waxayna awoodaan inay raacaan tilmaamaha marka la tababaro.
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 15 Maajo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 15 Maajo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 14 Maajo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 14 Maajo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.

























































