BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
TOOS, Turkiga, Pakistan iyo Sacuudi Carabiya oo samayn doona dhoolatusyo militari oo wadajir ah, iyadoo lagu salaynayo Heshiiska Makkah.
Dhinac walba wuxuu sheeganayaa inuu gacanta ku hayo Marinka Hormuz, wuxuuna midba midka kale ku eedaynayaa weerarrada ka dhanka ah maraakiibta mara marin-biyoodkan muhiimka ah.
Waqtiga saxda ah ee ay habboon tahay in la casheeyo
Laga bilaabo dhimista buurnida ilaa ka hortagga cudurrada wadnaha iyo xididdada dhiigga, daraasado badan ayaa hadda muujinaya in saacadda gudaha ee jirkeenna, ama wareegga maalinlaha ah ee jirka, ay door xooggan ku leedahay sida aan cuntada u farsamayno.
Digniinta nin indhihiisa ay waxyeello ka soo gaartay qorrax-madoobaadka
Peter Smith wuxuu indhihiisa waxyeello u geystay markii uu eegay qorrax-madoobaadkii 1999 isaga oo aan xiran muraayado ku habboon.
Shan saynisyahan oo ikhtiraacyadoodu ay badbaadiyeen nolosha malaayiin qof
Ilaa waqti xaadirkan ayaa saynisyahannadaas ikhtiraacyadooda la sii horumariyaa, ayadoo waxyaabihii ay ogaadeen ay waxtar weyn u yeesheen caafimaadka iyo nolosha boqolaal malyan oo qof.
Wasiirradii Trump la saarnaa Air Force 1 ma ogaayeen in madaxweynaha uu dayaarad kale raacay markii ay ka duulayeen Ankara?
Waxaa xusid mudan in Trump uu beddelay diyaaraddiisa markii uu ka dhoofayey shirka NATO ee Ankara sababo la xiriira hanjabaad loo qaateen ah oo Iiraan ka timid.
ICE oo qorsheyneysa isticmaalka gacmo-gashi (gloves) qofka ku ridi kara shoog koronto
Qalabka cusub ayey ICE qorshaynaysaa inay ku bixiso ilaa 20 milyan oo dollar, si ay usoo iibsato qalabkan sida ku cad qoraal ay Isniintii soo saartay Waaxda Amniga Gudaha Maraykanka.
Muxuu xilli cayaareedka soo socda ee horyaalka Ingiriiska u noqon doonaa mid aan la saadaalin karin
Xilli ciyaareedka soo socda ee horyaalka Ingiriiska, sagaal kooxood ayaa lagu wadaa inay tartanka ku bilaabaan tababareyaal cusub. Arteta ayaa hadda ah tababaraha ugu muddada dheer
Sidee buu ahaa Qorrax-madoobaadkii malaayiin qof ku farxeen UK iyo Yurub?
In ka badan 95% ayey qorraxdu madoobaatay UK, halka Spain uu dayaxu gabi ahaanba daboolay qorraxda
Muxuu waddankaan saaxiibka la ah Soomaaliya u diiday in uu ku biiro heshiiska Turkiga, Sacuudiga iyo Pakistan?
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga Hakan Fidan ayaa hore u sheegay in Masar ay ku biiri karto heshiiska marxalad dambe, sababtoo ah, sida uu sheegay, Qaahira waxaa loo arkaa "saaxiib dabiici ah" oo ka tirsan saddexda waddan.
Maxay diinta islaamku qabtaa in la sameeyo marka uu dhaco qorax madoobaadku?
Maanta oo ay taariikhdu tahay 12-ka Agoosto 2026, laga bilaabo saacadda 15:34 ee wakhtiga GMT, ayaa la filayaa in hooska dayaxa uu si xawli ah uga soo gudbi doona dhulka Arctic-ga isagoo sii maraya Greenland, Iceland iyo Spain, wuxuuna qorraxda qarin doonaa muddo gaaraysa laba daqiiqo iyo 18 ilbiriqsi.
Trump oo qirtay in si qarsoodi ah loo saaray diyaarad aan ahayn tan madaxweynaha cabsi laga qabo Iran
Arrintan ayaa soo shaac-baxday ka dib markii la soo wariyay in Trump uu raacay diyaaradda Air Force One 8-dii July iyadoo ay arkayaan kamaradaha telefishinka, ka hor inta uusan ku dhuuman gaari cuntada qaada si loogu wareejiyo diyaarad milatari.
Cabdi Daysane oo BBC uga warramay guusha uu ka gaaray doorashada Minnesota
Natiijada doorashada hordhaca ah waxay Daysane u tahay tallaabo muhiim ah, waxaana uu hadda diiradda saari doonaa doorashada guud iyo ololaha ballaaran ee ka horreeya.
BBC Somali kala soco TikTok
Ugu hor hel wararka iyo xogta naadirka ah
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Diin iyo Taariikh
Xul
Maxaad kala socotaa heshiiska difaac ee seddex-geesoodka Sacuudiga, Pakistan iyo Turkiga
Il wareed ku dhow dowladda Sacuudiga, oo xogta siiyay AFP, ayaa xaqiijiyay in heshiiska lagu saxiixi doono maalinta Jimcaha ee magaalada Jeddah oo ku taal xeebta Badda Cas.
Muxuu Sacuudigu ka faa'iidayaa dagaalka Iran?
Shirkadaha shidaalka ee Sacuudiga ayaa helay faa’iidooyin ka dhashay kor u kaca qiimaha saliidda intii uu socday dagaalka Iran, inkastoo wax-soo-saarku hoos u dhacay. Haddaba maxay faa’iidooyinkan uga dhigan yihiin Sacuudiga, ma sii jiri doonaan muddo dheer?
Ma taqaanaa gantaalka ugu halista badan ee yalla Afrika xilligaan?
Gantaalkan waxaa la rumeysan yahay inuu la shaqeynayay militariga dalka sannado badan, inkastoo la'aanta xaqiijinta hore ay muujinayso u janjeersiga militariga Aljeeriya ee ah inaysan ku dhawaaqin iibsashada hub cusub.
Maxaa ka jira in Iran weerartay nidaamka biyaha ee todobo gobolka oo Maraykanka ah?
Dad badan ayaa la yaabay toddobaadkii hore markii gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka uu shaaciyay in in ka badan 30 nidaam oo biyaha qaybiya ay wajahayaan "weerar dhanka internetka ah oo si nidaamsan loo qaaday".
Muddo intee le'eg ayay Iiraan sii wadi kartaa dagaalka?
Dhowr bilood ka dib markii uu dagaalku bilaabmay, Iran waxay lumisay qayb ka mid ah awooddeeda milatari iyo kaabayaasheeda, waxayna wajahaysaa cadaadis dhaqaale oo sii kordhaya. Haddana, kuwa go'aannada gaara ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ayaa weli u dhaqmaya sidii iyagoon ku degdegaynin inay soo afjaraan dagaalka.
Sida Ruushku uu askar, gubatay, dhaawacantay oo xabado ku dhaceen ugu dirayo furumaha
BBC News Russian ayaa soo bandhigtay dukumeentiyo maxkamadeed oo shaaca ka qaadaya eedeymo soo noqnoqday oo ku saabsan in taliyayaashu ay askarta dhaawaca ah dib ugu celinayeen goobaha dagaalka ee Ukraine, halkii ay u diri lahaayeen baaritaanno caafimaad oo sharcigu waajibiyay.
Sidee ayay khatar u yihiin gantaallada garabka laga gano ee Iiraan?
Wararka ku saabsan dadaallada Iiraan ay ku doonayso inay Shiinaha uga soo iibsato boqollaal gantaal oo garabka laga gano ayaa soo jiitay indhaha dadweynaha, iyadoo diiradda la saarayo doorka hubkan, sida ay Tehran ku heshay, iyo suurtagalnimada in loo gudbiyo kooxaha hubeysan ee gobolka.
Maxaa keenay in Mareykanka iyo Israa'iil ay dib u dhigaan weerarka Iiraan?
Safaaradaha Mareykanka ee ku yaalla dhowr caasimadood oo ka tirsan Bariga Dhexe ayaa uga digay muwaadiniinta Mareykanka ee ku sugan gobolka suurtagalnimada "koror lama filaan ah oo ku yimaada dagaalka gobolka."
Dagaal 'ka qarxay' gobolka Tigray ee itoobiya iyo TPLF oo ku eedeysay Addis Ababa 'duulaan cusub'
Mas'uuliyiinta gobolka Tigrayga ayaa maanta shaaciyay in dagaal uu ka qarxay Galbeedka Tigrayga, iyagoo ku eedeeyay Ciidamada Difaaca Qaranka Itoobiya (ENDF) inay qaadeen weerar militari oo cusub.
Tomahawk, Patriot and THAAD: saddexda hub ee muhiimka ah ee ka dhamaanaya Maraykanka
Maamulka Trump ayaa dhacdadani ku tilmaamay inay qayb ka tahay istiraatiijiyad lagu soo nooleynayo warshadaha Mareykanka, laguna xoojinayo awoodda dagaal ee dalka.
Cod, Muxuu salka ku hayaa khilaafka keenay in Muuse Biixi uusan ka qeybgelin kulanka Golaha Dhexe ee xisbiga Kulmiye?, Muddada 4,19
Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye ayaa sanadkan ku soo beegmay xilli ay hadheeyeen khilaafyo soo kala dhex galay madaxdiisa.
Maxaa lagu heshiiyey kulankii qarsoonaa ee Trump iyo Netanyahu?
Netanyahu ayaa sheegay in uu kulan "aad u wanaagsan" uu la yeeshay Trump, isla markaana ay diiradda saareen hadafka ay wadaagaan
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 14 Agoosto 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 13 Agoosto 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 13 Agoosto 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 12 Agoosto 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.














































































