BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Muxuu jacaylka ugu horreeya u noqdaa mid aan la ilaawi karin?
Dad badan, jacaylka ugu horreeya waa mid ka mid ah waayo-aragnimada ugu xusuusta badan noloshooda. Hase yeeshee, maxay xiriirrada ugu horreeya ugu sii jiraan maskaxda si aad u cad xitaa tobanaan sano ka dib? Maxaa ka dhigaya xusuusta xilligaas mid aad u cad, qoto dheer, oo aan la ilaawi karin?
TOOS, Cabaas Araqchi oo la hadlay Wasiirka Arrimaha Dibadda Sacuudiga kadib weeraradii lagu qaaday xarumaha shidaalka ee Aramco
Dhawaan, Iran iyo Cumaan ayaa yeeshay wareeg wadahadallo qoto dheer ah oo socday laba maalmood, kuwaas oo ku soo beegmay xilligii la joojiyay duqeymaha milateri ee Mareykanka.
Masaajidkii ugu horeeyay oo laga dhisayo magaalo ku taalla Japan oo muran badan ka dhashay
Qorshayaasha lagu dhisayo masaajid Islaami ah oo ku yaal Fujisawa, oo ah magaalo xeebeed ku taalla qiyaastii meel hal saac baabuur u socdo oo ah koonfurta Tokyo, ayaa dhaliyay falcelin isku dhafan.
Ma £50,000 ayaad ka dooran lahayd fursad aad ku heli karto £1m?
Inta badan dadka — gaar ahaan haweenka — ayaa jawaabta ay ka bixiyeen sahankan tilmaamaysa inay doorbidayaan wax la hubo halkii ay ka dooran lahaayeen wax ku dhisan nasiib ama fursad.
Shan arrimoood oo aad sameyn karto si aad u ilaaliso caafimaadka beerkaaga
Astaamaha ay Soomaalidu aadka u taqaan kuna baraaugaan waa midda in qofka indhaha cagaartaan, taas oo caalamadda kasoo muuqato qofka marka uu gaaro meel halis ah.
Warbixin: Haween Soomaali kamid yihiin oo taageersan inuu ninka garaaco xaaskiisa
Warbixinta oo ka kooban 767 bog ayaa lagu qiimeeyey heerarka waxbarashada iyo shaqada muwaadiniinta, helitaanka biyaha la cabbo, adeegyada fayadhowrka iyo nolosha ay dadka ku noolyihiin guryahooda.
Trump oo sheegay in wadahadallada dagaalka Iiraan ay socdaan xilli ay hakad ku jiraan duqeymaha
Madaxweynaha Mareykanka ayaa sheegay inay jirto "suurtagalnimo wanaagsan oo ah in wax dhici karaan", iyadoo Iran ay beenisay in wadahadallo toos ah ay socdaan.
Tobanka waddan ee leh heerarka furriinka ugu hooseeya adduunka
Heerka guud ee furriinka adduunka wuxuu maanta ku dhow yahay 1.7 ilaa 1.8. Si kastaba ha ahaatee, waddamo qaar ayaa leh heerar aad uga hooseeya celceliskaas, mararka qaarkoodna ku dhow eber.
Sheekada dalka keliya ee dunida ku yaal ee aan weli ciyaarin kubbadda cagta
Waa dalka keliya ee dunida aan weligiis ciyaarin hal kulan oo rasmi ah oo kubbadda cagta heer caalami ah. Haddaba, ma la gaadhay xilligii xaaladdani isbeddeli lahayd?
Mucaaradka Soomaaliya ma waxay shardi ku xirayaan sii joogitaanka ciidamada Midowga Afrika ee dalka?
Bishan 31-keeda ayaa lagu wadaa in dalka Uganda ay ku shiraan madaxweyneyaasha waddamada Afrika ee ciidamadoodu joogaan Soomaaliya, si looga arinsado walaaca ka taagan maalgalinta hawlgalka AUSSOM oo kharash loo la'yahay.
Waa maxay Uranium-ka la xoojiyay? Maxayse muran ugu keenaysaa heshiiska nukliyeerka ee Mareykanka iyo Sacuudiga?
Wasaaradda Tamarta ee Mareykanka ayaa sheegtay in heshiiska labada dal uu yahay mid ballan qaad ah in tiknoolajiyadda nukliyeerka loo isticmaali doono nabadda oo kaliya, ee aan loo isticmaalin hub.
Xabsiga caanka ku ah sumcad-xumada ee ay kasoo shaax-baxeen fannaaniin heesahooda la jecel yahay
Maxaabiista xabsiga New Bell ayaa noqday xiddigo yaryar, iyagoo gudaha xabsiga ka duubaya heeso iyo muuqaallo muusig ah.
BBC Somali kala soco TikTok
Ugu hor hel wararka iyo xogta naadirka ah
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Diin iyo Taariikh
Xul
Trump: Madaxweynayaasha Ruushka iyo Shiinaha ayaa ii sheegay inaysan hub ka iibin doonin Iran.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in madaxweynayaasha Shiinaha iyo Ruushka, Xi Jinping iyo Vladimir Putin, ay u xaqiijiyeen inaysan hub ka iibin doonin Iran.
Xiisad cusub iyo Bariga Dhexe: Xuutiyiinta oo sheegtay inay beegsadeen Sacuudiga
Subaxnimadii Sabtida hore, warbaahinta Ansarollah ee Xuutiyiinta ayaa Telegram ku sheegtay in "weerar gantaal oo Yemen ka yimid" uu sababay dab ka kacay magaalada magaalada Jizan ee Sacuudiga.
Waa tuma Afrah Al-Zuba, haweeneydii ugu horreysay ee madax ka noqota Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Yemen?
Magacaabista Dr. Afrah Abdul Aziz Al-Zuba oo loo magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dowladda Yemen ee caalamku aqoonsan yahay ayaa dhalisay xiiso ballaaran oo loo qabo Yemen, maadaama ay noqotay haweeneydii ugu horreysay ee jagadan qabata tan iyo markii la aasaasay Jamhuuriyadda Yemen sanadkii 1990.
Trump oo shardi adag ku xiray dhaqangalinta heshiiskii tamarta nukliyeerka Niyukleerka ee sacuudiga uu la galay
Mareykanka iyo Sacuudi Carabiya ayaa kala saxiixday heshiis taariikhi ah oo la sheegay inuu u oggolaanayo boqortooyada Khaliijka inay horumariso barnaamij tamarta nukliyeerka ee rayidka.
Maxay Iiraan khatar weyn ugu gelaysaa Marinka Hormuz?
Midkoodna doorashooyinka horyaalla hoggaanka Iiraan ma bixinayo waddo cad oo guul lagu gaadhi karo, iyadoo colaadda kala dhaxaysa Maraykanka ay sii socoto.
Waa maxay sababta Mojtaba Khamenei loogu arkaynin masraxa dadweynaha Iraan?
Hadda dadku waxay bilaabeen inay maqnaanshihiisa u barbar dhigaan "qarsoonida" Nebiyada iyo qarsoonida Imamkii 12aad ee Shiicada.
Xuutiyiinta Yemen oo ku dhawaaqay 'go'doomin dhanka badda ah' oo lagu soo rogay Sacuudi Carabiya
Xuutiyiintu waxay sheegeen in xayiraaddu ay si degdeg ah u bilaabanayso, isla markaana ay tahay jawaab u ah xayiraad ay Sacuudigu saareen dekedaha iyo garoomada diyaaradaha ee Yemen.
walaalka yar ee Lamine Yamal ee indhaha caalamka soo jiitay iyo dabaaldagii uu xalay sameeyay
Wiilkan saddex-jirka ah ayaa si degdeg ah caan uga noqday internet-ka ka dib markii muuqaallo laga duubay isagoo si xamaasad leh u dabaaldegaya guushii 1-0 ahayd ee Spain ay ka gaartay ciyaartii Argentina ay Axaddii ku faafeen baraha bulshada.
Waa kuma Khalil al-Xayya, ninka ay Xamaas u magacowday hoggaamiyaheeda guud?
Hoggaamiyaha wadaxaajoodka ee kooxda hubaysan ee Falastiiniyiinta, kaas oo fadhigiisu yahay Qadar, ayaa beddelaya Yahya Sinwar, oo ay ciidamada Israa’iil ku dileen Gaza sannadkii 2024-kii.
Maraykanka oo qaaday duqeymo cusub oo ka dhan ah Iiraan, iyadoo Trump uu ka digay aargoosiga dilki askarta Maraykanka
Milateriga Maraykanka ayaa sheegay inuu qaaday wareeg kale oo duqeymo ah oo ka dhan ah Iiraan, si "loo sii wiiqo" awooddeeda ay ku weerari karto maraakiibta maraysa Marin-biyoodka Hormuz.
Afgambigii badalay dal dhan; sida Erdogan u qaabeeyay Turkiga muddo toban sano ah
Cawaaqib xumada ka dhalatay isku daygii afgambi ee 15 Luulyo 2016 ayaa beddeshay dhinac kasta oo siyaasadda Turkiga ah tobankii sano ee la soo dhaafay
Cumaan oo saluug ka muujinaysa doorka Maraykanka ee amniga bariga dhexe, dhaliishayna siyaasadda xakamaynta Iran
Wasiirka arrimaha dibadda ee Cumaan ayaa sheegay in dalku uusan lahayn ujeedo ah inuu ka tago xiriirkii taariikhiga ahaa ee uu la lahaa Mareykanka, laakiin fikraddiisa, "dhibaatadii dhawaan dhacday waxay muujisay in doorka quwadaha shisheeye ee gobolka loo baahan yahay in dib loo eego."
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 29 Luulyo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 28 Luulyo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 28 Luulyo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 27 Luulyo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.














































































