Todobaadka iyo sawirrada Afrika

Published

sawirradii ugu wanaagsanaa guud ahaan qaaradda Afrika ee Toddobaadkaan.

Gabadh qoob ka ciyaarka ku fiican oo kasoo jeedda qawmiyadda Turkana, oo ku sugan xaflad dhaqan oo ka dhacda magaalada Nairobi. June 20, 2018.
Qoraalka sawirka, Gabadh qoob ka ciyaarka ku fiican oo kasoo jeedda qawmiyadda Turkana, oo ku sugan xaflad dhaqan oo ka dhacda magaalada Nairobi.
Ciyaaraha dhaqanka ee qawmiyadda Samburu
Qoraalka sawirka, Ciyaaraha dhaqanka ee qawmiyadda Samburu
Mid kamid ah Qawmiyada Kenya
Qoraalka sawirka, Mid kamid ah Qawmiyada Kenya
Sawirka Rendille, taas oo xirrikka gaarka ah ee ay lalahayd Samburu uu u horseeday guur fara badan.
Qoraalka sawirka, Sawirka Rendille, taas oo xirrikka gaarka ah ee ay lalahayd Samburu uu u horseeday guur fara badan.
Dalka Nigeria waxaa lagu soo bandhiga sawir hore oo muujinaya boqorradddii hore ee katalin jiray Nigeria.
Qoraalka sawirka, Dalka Nigeria waxaa lagu soo bandhiga sawir hore oo muujinaya boqorradddii hore ee katalin jiray Nigeria.
Qaxooti Burundi u dhashay oo dhaqankooda kusoo bandhigaya xero qaxooti, maalinta qaxootiga adduunka ee kutaal degmada Dowa ee bartamaha Malawi June 20, 2018.
Qoraalka sawirka, Qaxooti Burundi u dhashay oo dhaqankooda kusoo bandhigaya xero qaxooti, maalinta qaxootiga adduunka ee kutaal degmada Dowa ee bartamaha Malawi June 20, 2018.
Caruur Soomaali iyo Suudaan isugu jira oo ka qayb galaya maalinta qaxootiga caalamiga ah, magaalada qadiimka ah ee Dimishiq ee Suuriya.
Qoraalka sawirka, Caruur Soomaali iyo Suudaan isugu jira oo ka qayb galaya maalinta qaxootiga caalamiga ah, magaalada qadiimka ah ee Dimishiq ee Suuriya.
Uganda oo u dabbaal dagaysa sanad guuradii kasoo wareegtay markii Shiinuhu isku xiray Kampala iyo Entebbe oo isku jira 51Km (32 Mile)
Qoraalka sawirka, Uganda oo u dabbaal dagaysa sanad guuradii kasoo wareegtay markii Shiinuhu isku xiray Kampala iyo Entebbe oo isku jira 51Km (32 Mile)
Shiinays ku tartamaya Dooni maraysa harada Victoria.
Qoraalka sawirka, Shiinays ku tartamaya Dooni maraysa harada Victoria.
Baambayda Booliiska Uganda kampala June 20, 2018
Qoraalka sawirka, Baambayda Booliiska Uganda kampala June 20, 2018
Madaxweyne Museveni oo xiran Jaakadda dambiile yaasha si uu u muujiyo siday u adagtahay in la garto kuwa xiran.
Qoraalka sawirka, Madaxweyne Museveni oo xiran Jaakadda dambiile yaasha si uu u muujiyo siday u adagtahay in la garto kuwa xiran.
Ciyaaryahanka Ghana ee Sulley Muntari oo sawir selfie ah la galaya taageerayaal, magaalada caasimadda ah ee ccra munaasabaddii CiiddaEid June 15, 2018
Qoraalka sawirka, Ciyaaryahanka Ghana ee Sulley Muntari oo sawir selfie ah la galaya taageerayaal, magaalada caasimadda ah ee ccra munaasabaddii CiiddaEid June 15, 2018
Ciyaaryahanka Nigeria Kelechi Iheanacho oo iskululaynaya, koobka adduunka ee Ruushka, June 18, 2018
Qoraalka sawirka, Ciyaaryahanka Nigeria Kelechi Iheanacho oo iskululaynaya, koobka adduunka ee Ruushka, June 18, 2018
Sawirrada Mohamed Salah iyo tababarihii Manchester United Sir Alex Ferguson
Qoraalka sawirka, Sawirrada Mohamed Salah iyo tababarihii Manchester United Sir Alex Ferguson
Taageere u dhashay dalka Cameroon
Qoraalka sawirka, Taageere u dhashay dalka Cameroon
Taageere u dhashay Nigeria oo ku sugan garoonka diyaaradaha ee Sheremetyevo
Qoraalka sawirka, Taageere u dhashay Nigeria oo ku sugan garoonka diyaaradaha ee Sheremetyevo
Taageerayaasha xulka qaranka Senegal oo u dabbaal dagaya guushii xulkooda ay uga adkaadeen 2 iyo 1 dalka Poland, goobtu waa Moscow dalka Ruushka
Qoraalka sawirka, Taageerayaasha xulka qaranka Senegal oo u dabbaal dagaya guushii xulkooda ay uga adkaadeen 2 iyo 1 dalka Poland, goobtu waa Moscow dalka Ruushka
Dad samaynaya Jimicsiga yoga , xeebta magaalada Durban ee Koonfur Afrika, June 21
Qoraalka sawirka, Dad samaynaya Jimicsiga yoga , xeebta magaalada Durban ee Koonfur Afrika, June 21

Pictures from AFP, EPA and Reuters