Sawiradi ugu soo jiidashada badnaa toddobaadkan ee qaaradda Afrika

Published

Sawirro xul ah oo toddobaadkan laga soo qaaday guud ahaan qaaradda Afrika:

Waa haween ku sugan tuulo ku talla buuraha bariga Aljeeriya oo ka qeyb galay munaasabad mussigga
Qoraalka sawirka, Waa haween ku sugan tuulo ku talla buuraha bariga Aljeeriya oo ka qeyb galay munaasabad mussigga
Kalluumeeysato ku sugan magaalada Durban ee Koonfur Afrika oo makaadin ku jillaabanaya kalluun
Qoraalka sawirka, Kalluumeeysato ku sugan magaalada Durban ee Koonfur Afrika oo makaadin ku jillaabanaya kalluun
Waa isla kalluumeysato kale oo ku sugan is magaalafda Durban oo isticmaalaya shabaag
Qoraalka sawirka, Waa isla kalluumeysato kale oo ku sugan is magaalafda Durban oo isticmaalaya shabaag
Waa tartan dhanka jimicsiga ah oo ka dhacay magaalada Qaahira ee dalka Masar
Qoraalka sawirka, Waa tartan dhanka jimicsiga ah oo ka dhacay magaalada Qaahira ee dalka Masar
Waa tartanka gawaarida ee toddobaadkan ka dhacay dalka Kenya
Qoraalka sawirka, Waa tartanka gawaarida ee toddobaadkan ka dhacay dalka Kenya
Halkan waa magaalada Maqale oo ay dhalinyarada ciyaarayaan jarta, waana Saddex maalmood ka hor inta aysan xoogagga Tigreega qabsan magaalada
Qoraalka sawirka, Halkan waa magaalada Maqale oo ay dhalinyarada ciyaarayaan jarta, waana Saddex maalmood ka hor inta aysan xoogagga Tigreega qabsan magaalada
Waa ciyaar tartarnka feerka ee caruurta oo ka dhacday magaalada Lagos ee dalka Nigeria
Qoraalka sawirka, Waa ciyaar tartarnka feerka ee caruurta oo ka dhacday magaalada Lagos ee dalka Nigeria
Waa isla ciyaarta tartarnka feerka caruurta ee magaalada Lagos
Qoraalka sawirka, Waa isla ciyaarta tartarnka feerka caruurta ee magaalada Lagos
Waa gabadh 18 jir ah oo la yirahdo Namibian Christine Mboma oo dhigtay rikoor cusub ka dib markii ay ka qeyb gashay tartanka orordka ee 400 mitir oo ka dhacay Poland
Qoraalka sawirka, Waa gabadh 18 jir ah oo la yirahdo Namibian Christine Mboma oo dhigtay rikoor cusub ka dib markii ay ka qeyb gashay tartanka orordka ee 400 mitir oo ka dhacay Poland
Waa Nicholas Dlamini, oo reer koonfur Afrika ah oo Faransiiska kaga qeyb galay tartanka baskillada
Qoraalka sawirka, Waa Nicholas Dlamini, oo reer koonfur Afrika ah oo Faransiiska kaga qeyb galay tartanka baskillada
Madaxweyne Emmanuel Macron oo magaalada ku soo dhaweynayo dhiggiisa dalka Liberia George Weah
Qoraalka sawirka, Madaxweyne Emmanuel Macron oo magaalada ku soo dhaweynayo dhiggiisa dalka Liberia George Weah
Taafeerayaasha Laurent Gbagbo ee dalka, Ivory Coast
Qoraalka sawirka, Taafeerayaasha Laurent Gbagbo ee dalka, Ivory Coast
Madaxweyneyaasha DRC iyo Rwanda o kormeer ku sameeynaya goobaha xadka ee ay saameeyay dhul gariika
Qoraalka sawirka, Madaxweyneyaasha DRC iyo Rwanda o kormeer ku sameeynaya goobaha xadka ee ay saameeyay dhul gariika
Waa muwaadiniinta Madagascar oo u dabbaal degaya maalintii ay xornimada ka qaateen Faransiiska
Qoraalka sawirka, Waa muwaadiniinta Madagascar oo u dabbaal degaya maalintii ay xornimada ka qaateen Faransiiska
Booliska rabshadaha ka hortaga Senegal oo rinji lagu shubay ka dib dibadbaxyadii ay ardyada kaga soo horjeedeensharciga cusub ee la dagaalanka argagixisada.
Qoraalka sawirka, Booliska rabshadaha ka hortaga Senegal oo rinji lagu shubay ka dib dibadbaxyadii ay ardyada kaga soo horjeedeensharciga cusub ee la dagaalanka argagixisada.
Booliska Uganda oo fulinaya ammarada bandwoga ee fayraska corona
Qoraalka sawirka, Booliska Uganda oo fulinaya ammarada bandwoga ee fayraska corona