Sawirrada Afrika iyo todobaadkan: Dameer farow taxtaxaashaya oo baabuuri ka joogsatay

Dameer farow wadada ka talaabay ay baauurtu ka joogsatay. Waa seeraha Kimana ee Kenya.
Qoraalka sawirka, Dameer farow wadada ka talaabaya oo baauurtu ka joogsatay. Waa seeraha Kimana ee Kenya.
Published
Touré, waa nin Gambian ah oo cusbada ka soo gura gunta harada Retba ee Senegal.
Qoraalka sawirka, Touré, waa nin Gambian ah oo cusbada ka soo gura gunta harada Retba ee Senegal.
Haradan waxa kale oo loo yaqaan harada cas.
Qoraalka sawirka, Haradan waxa kale oo loo yaqaan harada cas.
Farshaxan ciidda ku xardhay sawirka gabadh 12 jir ah oo reer Itoobiya ah oo la yidhaa Ansha.
Qoraalka sawirka, Farshaxan ciidda ku xardhay sawirka gabadh 12 jir ah oo reer Itoobiya ah oo la yidhaa Ansha.
Ciidda lagu xardhay sawirka gabadha yari waa xeebta Whitby ee woqooyiga England
Qoraalka sawirka, Ciidda lagu xardhay sawirka gabadha yari waa xeebta Whitby ee woqooyiga England
Askari ka tirsan booliska Algeria oo haweenay dadka mudaharaadaya ka mid ah madaxa ka dhunkanaya
Qoraalka sawirka, Askari ka tirsan booliska Algeria oo haweenay dadka mudaharaadaya ka mid ah madaxa ka dhunkanaya
Dadka banaanbaxaya ee reer Algeria waxay dalbanayaan in xubnaha dawladii hore la soo shaqeeyey aan xil dambe loo dhiibin.
Qoraalka sawirka, Dadka banaanbaxaya ee reer Algeria waxay dalbanayaan in xubnaha dawladii hore la soo shaqeeyey aan xil dambe loo dhiibin.
Arday banaan bax ka dhigaya Johannesburg oo dalbanaya in wax laga bedelo gargaarka maaliyadeed ee ardayda jaamacadaha la siiyo.
Qoraalka sawirka, Arday banaan bax ka dhigaya Johannesburg oo dalbanaya in wax laga bedelo gargaarka maaliyadeed ee ardayda jaamacadaha la siiyo.
Nin digaag ku iibinaya sayladda xoolaha ee magaalo madaxda gobolka Tigray ee Mekelle ee dalka Itoobiya.
Qoraalka sawirka, Nin digaag ku iibinaya sayladda xoolaha ee magaalo madaxda gobolka Tigray ee Mekelle ee dalka Itoobiya.
Wiil yar oo ku ciyaaraya biyaha webiga Cadbara, gobolka Gadaarif ee Sudan.
Qoraalka sawirka, Wiil yar oo ku ciyaaraya biyaha webiga Cadbara, gobolka Gadaarif ee Sudan.
Nin reer Tanzania ah oo Khamiistii wargeys ka akhriyaya warka geerida Madaxweyne John Magufuli oo 61 jir ku geeriyooday.
Qoraalka sawirka, Nin reer Tanzania ah oo Khamiistii wargeys ka akhriyaya warka geerida Madaxweyne John Magufuli oo 61 jir ku geeriyooday.
People gather for a ceremony organized by Rally of Houphouetists for Democracy and Peace (RHDP) political party in homage to the late Ivory Coast Prime Minister Hamed Bakayoko at the Olympic Stadium in Abidjan, Ivory Coast on March 17, 2021. Hamed Bakayoko, 56, died late Wednesday in Germany after being hospitalized for cancer
Qoraalka sawirka, On Wednesday mourners gather at the Olympic stadium in Abidjan, Ivory Coast, to remember the late Ivory Coast Prime Minister Hamed Bakayoko...
Fanaanka qaadaha heesaha Reggae ee Alpha Blondy ayaa ka mid ahaa dadka u baroor diiqayey ra'isal wasaaraha oo 56 jir ugu dhintay cudurka kansarka.
Qoraalka sawirka, Fanaanka qaadaha heesaha Reggae ee Alpha Blondy ayaa ka mid ahaa dadka u baroor diiqayey ra'isal wasaaraha oo 56 jir ugu dhintay cudurka kansarka.
Dadka reer Koonfur Afrika oo u baroordiiqaya boqorkii qoomiyadda Zulu ee Goodwill Zwelithini oo todobaadkii hore dhintay isaga oo 72 jir ah.
Qoraalka sawirka, Dadka reer Koonfur Afrika oo u baroordiiqaya boqorkii qoomiyadda Zulu ee Goodwill Zwelithini oo todobaadkii hore dhintay isaga oo 72 jir ah.