Qoraalka sawirka, Howard X (Bidix) iyo Cresencio Extreme (Midig), waxaa kusoo yaacay dad badan oo ku sugnaa maqaaxida, sawirro ayay la qaadanayeen, waxaa ay siteen qoryo macmal ah.
Xigashada Sawirka, Getty Images
Qoraalka sawirka, Ninka iska dhigayo madaxweynaha Philippine (Cresencio Extreme wuxuu dhagta u raaricinaya ninka kale ee u eg hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jung Un (Howard X) xilli shalay ay ku sugnaayeen kaniisad ku taalla magaalada Hong Kong
Xigashada Sawirka, Getty Images
Qoraalka sawirka, Ninka iska dhigayay madaxweyne Duterte oo shalay sawirro dadweyne kula galaya munaasabad ka dhaceeysay Kaniisad ku taalla magaalada Hong Kong.
Xigashada Sawirka, Getty Images
Qoraalka sawirka, Ninka ay isku egyihiin madaxweynaha Philippine (Cresencio Extreme) iyo ninka kale aanan laga garaneyn hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi ( Howard X)
Xigashada Sawirka, EPA
Qoraalka sawirka, Howard X iyo Cresencio Extreme oo hilib digaag ku wada cunaya maqaaxi ku taalla magaalada Hong Kong 3-dii bishan Februay 2019-ka.
Xigashada Sawirka, EPA
Qoraalka sawirka, Duterte (saxda ah) iyo Duterte (kan u eg)
Xigashada Sawirka, Getty Images
Qoraalka sawirka, Kim Jong-un (saxda ah) iyo kan u eg