Dhegeyso: Maxay Soomaaliya ka rajeyneysaa cayaaraha Cecafa U-15?
Published
Xulka 15-jirrada Soomaaliya ayaa berri la cayaari doona dhiggooda Tanzania. Haddaba waa sidee rejada Soomaaliya? waxaa falanqeynaya Ibraahim Geeddow Cawaale.

Xigashada Sawirka, SOCIAL










