Sawirradii ugu quruxda badnaa ee laga qaaday qaaradda Afrika todobaadkan

Short presentational grey line
Published
Hablo da'yar oo fuushan dooni ka dhaqaaqaysa koobta rakaabku ka fuulaan ee harada Victoria, Kampala, Uganda
Qoraalka sawirka, Hablo da'yar oo fuushan dooni ka dhaqaaqaysa koobta rakaabku ka fuulaan ee harada Victoria, Kampala, Uganda
Rag koofiyado ka hor iibsanaya masaajid ku yaal caasimadda Senegal ee Dakar.
Qoraalka sawirka, Rag koofiyado ka hor iibsanaya masaajid ku yaal caasimadda Senegal ee Dakar.
Haweenay joogta goob dumarka lagu qurxiyo oo ku taal magaalada Bujumbura, caasimada Burundi.
Qoraalka sawirka, Haweenay joogta goob dumarka lagu qurxiyo oo ku taal magaalada Bujumbura, caasimada Burundi.
Halkanna waa qoys reer Sudan ah oo magaalada Kharduum ka iibsanaya dhar.
Qoraalka sawirka, Halkanna waa qoys reer Sudan ah oo magaalada Kharduum ka iibsanaya dhar.
Dawaarle isna reer Sudan ah oo shaqada ku jira.
Qoraalka sawirka, Dawaarle isna reer Sudan ah oo shaqada ku jira.
Magaalada Lagos ee Nigeria ayaa haween ciidayaa ay sawirro iskaga qaadayaan masaajid hortii
Qoraalka sawirka, Magaalada Lagos ee Nigeria ayaa haween ciidayaa ay sawirro iskaga qaadayaan masaajid hortii
Magaalada Maiduguri ee ah xarunta gobolka Boko Xaraam ka dhaqdhaqaaqdo oo caruur faraxsani ku ciidayaan.
Qoraalka sawirka, Magaalada Maiduguri ee ah xarunta gobolka Boko Xaraam ka dhaqdhaqaaqdo oo caruur faraxsani ku ciidayaan.
Bandhig dhaqameed fardo ku joognimo ah Durbar la yidhaa ayaa lagu qabtaa Ciidda magaalada Kano ee woqooyiga Nigeria.
Qoraalka sawirka, Bandhig dhaqameed fardo ku joognimo ah Durbar la yidhaa ayaa lagu qabtaa Ciidda magaalada Kano ee woqooyiga Nigeria.
Caruur maalintii ciida awr la fuushiinayo awr, xaafadda Islii ee magaalada madaxda Kenya ee Nairobi.
Qoraalka sawirka, Caruur maalintii ciida awr la fuushiinayo awr, xaafadda Islii ee magaalada madaxda Kenya ee Nairobi.
Magaalada Cape Town ee Koonfur Afrika na dhaqan ay bilaabeen waagii midab takoorka ayaan weli la joogin waana in cunto loo kariyo masaakiinka maalimaha ciidaha ah.
Qoraalka sawirka, Magaalada Cape Town ee Koonfur Afrika na dhaqan ay bilaabeen waagii midab takoorka ayaan weli la joogin waana in cunto loo kariyo masaakiinka maalimaha ciidaha ah.
Damaashaadka ciidda oo ka socda masaajid ku yaal magaalada Tunis ee dalka Tunisia.
Qoraalka sawirka, Damaashaadka ciidda oo ka socda masaajid ku yaal magaalada Tunis ee dalka Tunisia.
Caruurta agoonta ah ee ku jirta xarunta Kabowa Hidayat Islamic School ee magaalada Kampala, Uganda oo ciida damaashaadaya
Qoraalka sawirka, Caruurta agoonta ah ee ku jirta xarunta Kabowa Hidayat Islamic School ee magaalada Kampala, Uganda oo ciida damaashaadaya
Hablo yarayr oo leexo fuushan, Xamar, Soomaaliya.
Qoraalka sawirka, Hablo yarayr oo leexo fuushan, Xamar, Soomaaliya.
Raashid Qanuushi, siyaasi reer Tunisia ah
Qoraalka sawirka, Raashid Qanuushi, siyaasi reer Tunisia ah
.
Qoraalka sawirka, .
Haweenay fadhida tacsidii madaxweynihii hore ee Kenya Mwai Kibaki
Qoraalka sawirka, Haweenay fadhida tacsidii madaxweynihii hore ee Kenya Mwai Kibaki
Gabadh kuwa dharka xayiisiisa ah oo badhig Koonfur Afrika ka dhacaya ka qayb galaysa
Qoraalka sawirka, Gabadh kuwa dharka xayiisiisa ah oo badhig Koonfur Afrika ka dhacaya ka qayb galaysa
Weli waa Koonfur Afrika
Qoraalka sawirka, Weli waa Koonfur Afrika
Gabadh kale oo ka qayb galaysa isla badhiga dharka lagu xayeysiinayo ee Koonfur Afrika
Qoraalka sawirka, Gabadh kale oo ka qayb galaysa isla badhiga dharka lagu xayeysiinayo ee Koonfur Afrika
Sawirro bilic leh oo laga qaaday bandhig dhaqameed ka dhacay Ivory Coast
Qoraalka sawirka, Sawirro bilic leh oo laga qaaday bandhig dhaqameed ka dhacay Ivory Coast
Sawirro bilic leh oo laga qaaday bandhig dhaqameed ka dhacay Ivory Coast
Qoraalka sawirka, Sawirro bilic leh oo laga qaaday bandhig dhaqameed ka dhacay Ivory Coast
Sawirro bilic leh oo laga qaaday bandhig dhaqameed ka dhacay Ivory Coast
Qoraalka sawirka, Sawirro bilic leh oo laga qaaday bandhig dhaqameed ka dhacay Ivory Coast
Kooxda baanbooyda Itoobiya oo Addis Ababa ka tumaysa
Qoraalka sawirka, Kooxda baanbooyda Itoobiya oo Addis Ababa ka tumaysa
Gabadh reer Nigeria ah oo sawir iska qaadaysa
Qoraalka sawirka, Gabadh reer Nigeria ah oo sawir iska qaadaysa