Sawirro: Barafka iyo siduu u bilay meelo uu barriinsaday

Published

Dalka Ingiriiska ayaa waxa sannadkan ku soo maray qabow aad u ba'an oo baraf aan muddo dheer la arag ayaa ka da'ay dalkaas.

Waxa se la yaab leh in taalooyin, dhir iyo dhismeyaal uu barafkaasi ku fadhiistay uu ku bilay qurux dheeraad ah oo uu ku dhaabay.

Waa kuwan sawirro qurux badan oo laga qaaday meelo badan oo ku yaal dalka Ingiriiska.

Taallo ku taal London
Qoraalka sawirka, Taallo ku taal London

Waa muuqaal qurux badan oo laga qaaday baraf ku habsaday taallo ku taal London.

.
Qoraalka sawirka, .

Baraf ka laalaada dhirta oo aad mooddo rucub lulata.

.
Qoraalka sawirka, .

Sawirrada dhirta iyo barafka isku dhaabani kala daran.

.
Qoraalka sawirka, .
.
Qoraalka sawirka, .

Fallaadhaha cadceedoo casar gaaban joogtiyo baraf wada casuus badan.

.
Qoraalka sawirka, .
.
Qoraalka sawirka, .
.
Qoraalka sawirka, .
.
Qoraalka sawirka, .
.
Qoraalka sawirka, .

Taallo kale oo London ku taal oo baraf shareeray.

.
Qoraalka sawirka, .