You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
TOOS, Trump oo sheegay in shaqaale Mareykan ah oo la la’aa lagu soo badbaadiyay howl-gal 'geesinnimo leh' oo ka dhacay Iran
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Iiraan ay haysto 48 saacadood si ay "heshiis u gaarto" ama ay u furto Marinka Hormuz ka hor inta aysan "Cadaab ku soo degin iyaga".
Mareykanka iyo Iiraan oo isugu hanjabay inay 'naar' iska waraabin doonaan xilli ay sii socoto raadinta askarta Mareykanka
Iran ayaa diidday dalabkii Donald Trump ee heshiiska dib loogu furayo marin biyoodka Hormuz kaas oo xiritaankiisu uu horseeday sare u kac ku yimid qiimaha shidaalka.
Ka dib in ka badan 14 sano uu joogay Atletico Madrid, maxaa xiga oo uu sameyn doonaa Simeone?
Tan iyo markii uu noqday maamulaha 2011, Diego Simeone waxa uu Atletico Madrid ka bedelay koox aan qaab ciyaareed fiican soo bandhigin, oo la dhibtooneeysay joogteynta gudaha iyo Yurub, isagoo oo kooxda ka digay mid cajiib ah oo ku guuleysatay koobab iyo tartan joogto ah Champions League.
Halyeyga nabada, waxa ay soo abaabushay dumar Muslimiin iyo Masiixiyiin ah oo dagaalka joojiyey
Laybeeriya waxay ku jirtay dagaal sokeeye muddo 14 sano ah laga soo bilaabo 1989 ilaa 1989, iyada oo ilaa 250,000 oo muwaadiniinteeda ah la aaminsan yahay in lagu dilay dagaalka.
Booliiska Minneapolis oo ka warbixiyay xaaladda ilmihii ku dhex jiray gaarigii ay tuugadu xadeen
Waxaa magaalada dhexdeeda laga xaday in ka badan 1,500 oo baabuur ilaa hadda sanadkan 2026. Taas oo qiyaastii 300 ka badan saddexdii bilood ee ugu horreysay sanadkii 2025.
Hoggaamiye Afrikaan ah oo dadkiisa u sheegay inay iska illaawaan dimuqraadiyad
Sida dalalka kale ee dariska ay yihiin ee Mali, Niger iyo Burkino Faso ayaa iyaguna xiriirkoodii dalalka galbeedka uu xumaaday.
Dastuurka miyaa u oggol Dowladda Federaalka faragalinta maamul goboleedyada?
Madaxweynihii maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa 30-kii Maarso oo ah xilliga lagala wareegay gacanta ku haynta magaalada ku sheegay inuu iska casilay xilkii madaxweynaha.
Iran weli madax-xanuun wey ku ridi kartaa Trump
Afar maalmood ka hor uun bay ahayd markii Xoghayaha Difaaca ee Maraykanka, Pete Hegseth, uu ku faanayay in Maraykanku uu gaaray gacanta-sare ee dhanka cirka ee dalka Iiraan, uuna si aad ah u wiiqay difaaca cirka ee Iiraan.
Mareykanka oo siddeed qof oo 'asal ahaan ka soo jeeda Afrika' u tarxiilay Uganda
Ururka qareenada Uganda ayaa dhaleeceeyay masaafurinta, waxayna sheegeen inay tahay sharci darro iyo "mid ka dhan ah bini'aadannimada".
Sidee ciidamadan gaarka ah ee Maraykanku u fuliyeen hawlgalka badbaadinta ee Iiraan?
Howlgalka raadinta ee xubinta labaad ee shaqaalaha diyaaradda lagu soo riday Iiraan ayaa weli socota
Sidee ayuu dagaalka Iiraan u burburiyey aragtidii amniga ee laga haystay dalalka Khaliijka
Taajiriinta caalamka ayaa guryo waaweyn ka iibsaday xeebaha jasiiradaha macmalka ah ee Dubai, waxay ku wareegi jireen Louvre Abu Dhabi, ama waxay safarro ugaarsasho iyo madadaalo u aadi jireen saxaraha Qadar
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 6 Abriil 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 3 Abriil 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 3 Abriil 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 2 Abriil 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.