Cudurka coronavirus: Dilaaga daahsoon ee saameeyay Yemen

Qoraalka Muuqaalka, Dilaaga daahsoon ee saameeyay Yemen
Published

Dalka Yemen waxaa saameyn ba'an ku yeeshay cudurka coronavirus, balse waxaa uga sii daran duqeymaha iyo colaadaha sokeeye.