Ninka aadka u gaaban ee guusha ka gaaray kubbada kolayga

Qoraalka Muuqaalka, Ninka aadka u gaaban ee guusha ka gaaray kubbada kolayga
Published

Ciyaarista kubadda kolayga waxaa inta badan lagu arkaa ama xiiseeya dadka dhaadheer, laakiin ninkan isagoo gaaban ayuu haddana guul ka gaaray sida loo maareeyo ciyaarytaas.