Wiil Soomaali ah oo xaaskiisa af-fur u sameeya

Qoraalka Muuqaalka, Nin Soomaali ah oo xaaskiisa af-fur u sameeya
Published

Abdirahman waa wiil soomaaliyeed oo kamid ah wiilsha ka caawiya qoyskooda dhanka cunto karinta waqtiyada adag oo Soonku ka midka yahay.