Sawirro: Caasimadda Eritrea oo lagu daray diwaanka goobaha qaddiimiga ah

Published

Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhaqanka ee UNESCO ayaa Asmara ku dartay diwaanka goobaha astaanta u ah aathaartii hore ee dhaxalka aadanaha ee dunida. Waxaa magaalada wali ku yaalla dhismayaal qaddiimi ah oo uu dhisay Taliyaaniga intii uu gumeysanayay dalkaasi (1889-1941).

Odeon cinema facade in Asmara, Eritrea
Qoraalka sawirka, Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhaqanka ee UNESCO ayaa Asmara ku dartay diwaanka goobaha astaanta u ah aathaartii hore ee dhaxalka aadanaha ee dunida. Waxaa magaalada wali ku yaalla dhismayaal qaddiimi ah oo uu dhisay Taliyaaniga intii uu gumeysanayay dalkaasi (1889-1941).
bowling alley with coloured glass windows and a huge skittle on the outside
Qoraalka sawirka, Unesco waxay sheegtay in Asmara ay tusaale u tahay xilligii casriyeynta ee qarnigii 20-aad
man taking bowling ball from queue in an art deco bowling alley
Qoraalka sawirka, Mas'uuliyiinta Eritrea ayaa 2001 ku dhawaaqay in magaalada ay tahay taallo Qaran. Waxayna tan iyo markaasi olole ugu jireen in magaaldaasi ay hesho aqoonsi caaalmi ah.
close up of bowling balls
Qoraalka sawirka, Ilaa iyo 400 oo dhisme noocan oo kale oo casri ah ayaa ka badbaaday colaad toban sano socotay oo dhexmratay Itoobiya iyo Eritrea.
Fiat Tagliero, garage shaped like an aeroplane
Qoraalka sawirka, Waxaa dhismayaashaasi ka mid ah Fiat Tiaglero oo ahaan jirtay kaalin shidaal oo loo dhisay sida diyaarad. Waxaa la dhisay 1938. Hadda waa dhisme maran.
Sawirka garaashka iyo kaalinta shidaalka shirakdda Shell waxaa la qaaday sanaddii 1999.
Qoraalka sawirka, Sawirka garaashka iyo kaalinta shidaalka shirakdda Shell waxaa la qaaday sanaddii 1999.
Art deco cinema exterior
Qoraalka sawirka, Wakiilka Eritrea ee Unesco, Hanna Simon, ayaa sheegay in go'aanka hay'adda uu magaalada ku abuuray farxad ballaaran balse ay sidoo kale ka dhigan tahay mas'uuliyad culus.
green-coloured building with large rectangular windows and clock tower
Qoraalka sawirka, Dhismaha xarunta dhexe ee boostada waxaa la dhameystiray sanaddii 1916.
archway in Hebron's Old City
Qoraalka sawirka, In Unesco ay ku dartay diwaanka dhismayaasha dhaxgalka ah waxay ka dhigan tahay in hay'addu ay qaadi doonto tallaabooyinka ay ku badbaadineyso haddii dhismayaashaas qadiimiga ah ee Asmara ay khatar la soo gudboonaadaan.
People walking in Khomani area of South Africa
Qoraalka sawirka, Magaalooyinka Mbanza Kongo ee Angola iyo Khomani ee Koonfur Afrika ayaa lagu daray diwaanin