Ra'iisalwasaaraha Soomaaliya oo wareysi siiyay telefishinka BBC Soomaali

Qoraalka Muuqaalka, Ra'iisalwasaaraha Soomaaliya oo wareysi siiyay telefishinka BBC Soomaali
Published

Halkan ka daawo wareysi uu telefishinka BBC Soomaali siiyay ra'iisalwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Wuxuu u warramay weriyaha BBC Cabdirisaaq Xaaji Catoosh