Soomaalida Minnesota oo ra'yigooda ka dhiibanaya dacwadaha ka dhanka ah amarka Trump

Qoraalka Codka, Soomaalida Minnesota
Published

Wariyaha BBC Maxamed Xaaji Xuseen ayaa qaar ka tirsan Soomaalida Minnesota ra'yigooda soo uruuriyey.