Dumarka Afrika: Gabar dooneysa inaad beeraha jeclaato

Qoraalka Muuqaalka, Dumarka Afrika: Gabar dooneysa inaad beeraha jeclaato
Published

Qeyb kale oo ka mid ah awoodda dumarka Afrika: Haweeneyda dooneysa inaad beeraha jeclaato waa Ronke Aderinoye oo dumarka ku dhiiragelisa inay beeraley ay noqdaan.