Daawo: Trump oo eedeeyay Soomaalida

Qoraalka Muuqaalka, Daawo: Trump oo eedeeyay Soomaalida
Published

Murashaxa madaxtinimada Maraykanka ee xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa isu soo bax uu ku qabtay gobolka Minnesota ee Soomaalida ay ku badan yihin waxa uu taageerayaashiisa u sheegay in Gobolkooda qaxootiga soo degay ee Soomaalida ah ay gaystaan dhibaatooyin xagjirnimo wata.